U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faas1

Magac Lab
Naxwe-sas, m.l
Xaraf FSubg FA4 xar
1

Qalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Wuxuu sheegay inay ku dili doonaan Midi, Faas iyo rasaasta nool-nool, sidoo kalena ay ka goyn doonaan qoorta si ay u argagaxaan qoysaskooda iyo dalalka ay kasoo jeedaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-sas, m.l

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD