U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dili

Magac Lab
Xaraf DSubg DI4 xar
1

Jaad geedaha ka mid ah oo jiinka webiyada ka baxa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mas’uulkan ayaa sheegay in ay dili doonaan jiho kasta oo xiriir la leh, la shaqeeysta ama ciidan u ah Dawladda Federaalka Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya.

”
“

Dableyda dadkan haysata ayaa waxay codsadeen lacago madaxfurasho ah oo kala duwan, iyadoo kooxaha haysta wariyeyaasha u dhashay Australia iyo Canada ay ku hanjabeen inay dili doonaan hadii madaxfurasho la siin waayo.

”
“

East Temor: Dawladii U Dambaysay Ee Ku Biirta Q. Midoobay Dili (W.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dili - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD