U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faani

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf FSubg FA5 xar
1

Faan ka sheegid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Dadku waxay isugu faani doonaan lebbiskooda. 43) Waxaa di'i doona roobab aan watigooda la gaarin. 44)Dadku waxay waqtigaasi cayaari doonaan khamaar iyo musik.

”
“

Wuxuu xusay in guulaha uu gaaray orodyahanka u orda Britan, balse asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, Maxamed Faarax, ay yihiin waxyaabo lagu faani karo.

”
“

Al-Najar sheegay in dadka Somaliland ay waajib ku tahay inay ilaashadaan haddan oo ay hantaan guusha ay gaadheen tobankii sanadood ee u dambeeyay oo ah wax lagu faani karo, marka loo eego waxyaabaha ku jira hareerahooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faani - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD