.fk
Tusaale Dheeraad ah3
Haddaan eegay dhabarkiiba waxaan durbadiiba arkay khaatamkii (khaatumu-nebinnimada) waan aqoonsaday, isla markiiba korkiisa ayaan ku soo foorarsaday annigoo dhunkanaya jidhkiisa ooyaya.
”Maamulka Gobolka Bay oo ka hadlay durbadiiba qaraxa ayaa waxay sheegeen inay ka dambeeyaan xoogagga ka horjeeda DF oo ku sugan deegaanno ka tirsan Gobolka Bay, waxaana maamulku xusey inay wadaan qorshayaal lagu sugayo ammaanka magaalada.
”" Qof ayaa ahaan jiray ciyaaryahan weyn, taasi kama dhigna inuu durbadiiba isku bedelayo tababare ama agaasime weyn."
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
D · DU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
