U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dulduleel1

Magac Lab
Xaraf DSubg DU9 xar
La Mid Ahdaldalool1Magac Lab
1

Daloollo badan oo uu weel iwm yeesho.

2

Iimo; ceebaal.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Midda labaad waa inaan fitno laga baqayn iyo khalal iyo dulduleel diimeed sida ka muuqata falkii Cumar bin Khidaab ee uu ku joojiyay ciqaabta nafyiga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dulduleel - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD