U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doonis

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DO6 xar
1

ld doomid. doonid

Tusaale Dheeraad ah3

“

Umad waliba waxay leedahay doonis taas oo kuwa xaqiijiyey nasiibka u heleen in ay doorasho ku cugtaan hanaankooda siyaasadeed.

”
“

Waxaa la joogaa waqtigii aqoonyahana ay hadalka iyo qoraalada u badali lahaayeen hawl iyo qaran doonis.

”
“

Waxaa si weyn loo rajeynayaa in tallaabadani ay najaxdo, odayaasha iyo dadweynaha reer Sool-na ay kaga jawaabi doonaan danayn iyo doonis la mid ah ta bulshada kale ee Somaliland u soo bandhigtay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doonis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD