U gudub nuxurka bogga
SABAAD

doomo

Magac Lab
Naxwe-oomo/-nyo, m.l
Xaraf DSubg DO5 xar
1

Nagaarka ka soo hoos baxa dalagga la beero. dǫon m.dh Gaadiid badeed shiraac leh oo markabka ka yar bedenkana ka weyn; xaryan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Burcad-badeeda ka qowleysata Biyaha Xeebaha Soomaaliya ayaa Todobaadyadii lasoo dhaafay waxa ay gacanta ku dhigeen Maraakiib iyo Doomo qaarkood u rarnaa Ganacsato Soomaaliyeed oo kusoo jeeday qaarkoodna ka bexeen Dekedaha Soomaaliya.

”
“

Sheekh Cali Dheere ayaa shirkiisa jaraa'id kaga hadlay sidii kale afduubka ay kooxo burcadbadeed ah ku haystaan doomo u raran ganacsato Soomaaliya, wuxuuna ugu baaqay kooxha haystay inay sida ugu dhaqsiyaha badan kusii daayaan.

”
“

Aweys, wuxuu sidoo kale ka hadlay afduub lagu haysto doomo u rarnaa ganacsato, Xiriirka u dhexeeyay Al-Shabaab iyo Xisbul Islam, Heshiiskii DF iyo Ahlusuna iyo Dagaalada uu kaga horjeedo DF iyo AMISOM.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-oomo/-nyo, m.l

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
doomo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD