U gudub nuxurka bogga
SABAAD

direys

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dh
Xaraf DSubg DI6 xar
1

Labbis gaar ah oo ay qaataan ciidammada qalabka sida.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaybta ugu dambeysa waxaan ku soo qaadan doonaa kuwo ay la qurxoonaatay in dandarrada iyo dabargo’ a shacabkooda ay dano gaar ah ka dhex raadinayaan, ayagoo diin iyo direys culimo ku soo duggaalaya, kuna dagaya intii dar Ilaahey ku aaminta.

”
“

"Ciidamo direys cusub xiran oo ka tirsan kuwa dowlada ayaa sakay dagaal ka bilabay goobihii la isku horfadhiyay maalmihii lasoo dhaafay, waxaana la riixay ciidamada dowlada" ayuu yiri goobjooge ku sugan xaafadaha lagu dagaalamay.

”
“

Bilayskii waad aragtaayo, maanta ma jiro wax Bilays la yidhaahdo oo aynu ku faani karnaa, waayo, tababar ma leh, gaadiid ma leh, isgaadhsiin ma leh, direys ma leh, mushahar ma qaataan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Xarafka

D · DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
direys - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD