U gudub nuxurka bogga
SABAAD

diblomaasi

Magac Lab
Naxwe-iyiin, m.dh
Xaraf DSubg DI10 xar
1

Hawlwadeen siyaasi ah oo ugu qaybsan dalkiisa xiriir dalal shisheeye.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

War ka soo baxay waxyar kadib markii uu Kibaki la kulmay Diblomaasi sare oo Mareykan ah, Jendayi Frazer, oo iyadu horeyna ula kulantay hogaamiyaha xisbiga mucaaradka Raila Odinga.

”
β€œ

Warar diblomaasi oo kale ayaa iyaguna sheegaya in hubka markabka saaran loo gudbin lahaa Koonfurta Sudan.

”
β€œ

Ugu dambayntii waxa uu mudanahaasi soo jeediyay in muranka ka taagan waqooyiga Kuuriya iyo Ciraaq lagu dhammeeyo hab diblomaasi ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyiin, m.dh

Xarafka

D Β· DI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
diblomaasi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD