U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhimo

Fal Magu (3)
Naxwe-intay, -imatay
Xaraf DHSubg DHI5 xar
1

Naf waayid (noole).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ma arki doonaa maalin laga gudbo aragtida ah adigu ii dhimo annigu dhergee?

”
“

Si loo dhimo socodka dadkan safraya IOM iyo UNHCR ayaa xarumo ka sameystey degaamada Tug Wajaale,Las And,Garowe iyo Bosaso kuwaas oo la soconaya dhaq-dhaqaqa dadkaan.

”
“

Khilaafka ka dhextaagan baarlamaanka ayaa laga cabsi qabaa inuu wax u dhimo howlaha xukuumada taagta daran ee dagaalka kula jira xoogag hubeysan oo ku hanjabay inay xukunka ka tuuraan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-intay, -imatay

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD