U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhiigyacab

Magac Lab
Naxwe-byo, m.dh
Xaraf DHSubg DHI10 xar
1

Qof dadka laaya; dilaa.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Bucadkaas ha lagu magacaabo; Dhiigyacab, Geesi Qaran, Qabqable, Shiikh, Hoggaamiye, Khaa’inul-Waddan, Madaxweyne, Wasiir, Oday ama Inkaar-Qabe midkii la doonayaba.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-byo, m.dh

Xarafka

DH · DHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhiigyacab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD