U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhammaad1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHA8 xar
1

Meesha ugu danbaysa; idlaad; ebyoonaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaal ayna ujeedo ka dambeyni waa mid aan dhammaad lahayn.

”
“

Waxa iyana doqonniimo ah in la xanaaqo oo dagaal aan dhammaad lahayn lagu jiro.

”
“

Waxana ka soo if bixi doono xarig jiidad aan dhammaad laheyn, garbo siman iyo qaysigii habar dugaag.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhammaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD