U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhabo

Fal Magu (3)
Naxwe-btay, -batay
Xaraf DHSubg DHA5 xar
1

Dhaqdhaqaaqid, kicid (dhabayl).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Su’aalahaa oo dhan haddii aad u dhabo gasho jawaabahooda waa kuwo abuuri kara in ay ka dhacdey cadaalad daro.

”
“

Marka loo dhabo galo footkii ka dhacay degmooyinka waxa cad in ay jirto ku shubasho, nin ama koox ku kacay khayaamo qaran waliba u faadhimaysanaya khayaamo dalka cidi ka yeelimayso.

”
“

Laakiin inta aynaan wareysigaa u gudda gelin aan wax yar ka ogaano taariikhdii ciyaartoygaas Fu’aad C/laahi Ciise (Dhabo).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-btay, -batay

Xarafka

DH · DHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhabo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD