U gudub nuxurka bogga
SABAAD

deyr

Magac Lab
Xaraf DSubg DE4 xar
La Mid AhdeydMagac Lab
1

Dhis wareegsan oo aqallada iwm lagu wareejiyo ama horay looga yeelo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ku-xigeenka ciidamada Daraawiishta Deyr oo la hadlaya ciidanka Socod ciidamadan ku mareen xerada dhexdeeda iyaga oo kooxda Bambooyda garaacda horkaceyso ayaa salaan siiyey Madaxweyne ku-xigenka Puntland iyo sarakiiha dowladda oo halkaas ku sugneyd.

”
“

Maxamuud Muuse Meecaad ayaa arbacadii doraad furay mashruuc loogu dhisayo dhisme deyr wayn ah, taangiyada keydka biyaha Gabiley.

”
“

Dugsiga H/dhexe ayaa hadda waxaa wax ku barta ilaa 780 arday, waxaana ka hawl gala 13 macallin, sida uu noo sheegay maamulaha dugsigaas Axmed Maxamed Abokor waxa dugsigu u baahan yahay deyr, musqulo, berked, fasallo dheeraad.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
deyr - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD