U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daweyn

Magac Dheddig
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf DSubg DA6 xar
1

ld daaweyn. da'weyn f.mg4 Duq ahaansho (qof). da'weynaan m.f.dh eeg da'weyn. ld da'weynaansho

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Barnaamijkaasi waxa uu soo bandhigay sida nolasha dadku u kala fogaatay isla markaasna dadka nasiibka nolasha fiican u helay aanay wax teegeero ah u geeysan walaalahooda tabaalaysan ee aan nasiibka u helin xataa in ay is daweyn karaan.

”
β€œ

Dhawacyada ka dhashay qaraxa lala begsaday boyadan biyaha wadday ayaa la dhigay Isbitaalka Keysaney, waxayna howlwadennada sheegeen inay daweyn ku hayaan dhaawacyada oo aysan wax faahfaahin ah ka bixin karin xiligaan.

”
β€œ

Isbitaalka Keysaney ayaa loo qaaday dhaawacyadii ka dhashay dagaalka, iyadoo dhaqaatiirta Isbitaalkaas ay sheegeen in dhaawacyada qaarkood ay yihiin kuwo halis ah, ayna daweyn u sameyeen dhamaantood.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

D Β· DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daweyn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD