U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daruuri1

Magac Lab
Xaraf DSubg DA7 xar
1

D. ah: wax nolosha aanay ka maarmin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dabcan waa suura gal oo daruuri maaha in dadku isku wada aragti noqdo oo nin walba sibay wax ugu muuqdaan.

”
“

Cismaan Meygaag, ayaa isna soo jeediyay in loo baahan yahay in dawladdu, dhaqaale u hurto Cusbitaalka, halka ay meelo kale oo badan oo aan daruuri ahayn kaga kharash-garoobayso.

”
“

Waxaana xusid mudan markii aan bilaabay sixista erayadaas aadka u tirada badnaa, in aan ka waayey eraydii aan islahaa waa erayo daruuri ah, sida: Erayga dhacay wuxuu soo noqnoqday 2,600 oo jeer.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daruuri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD