U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daraaso

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Baaridda ama u dhabbagelidda wax la rabo in xogtooda la ogaado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Daraaso cilmiyeed ayaa dareensiisay waalidka muhiimada la hadlida, la qoslida iyo u akhrinta ilmaha.

”
“

Daraaso kale oo laga soo jeediyay baarlamaanka Ustareeliya ayaa waxa ay sheegtay in maalin kasta ay maamulka facebook-gu masaxaan xisaabaadka carruur gaadhaya 20,000.

”
“

Go’aanadaan ayaa ka dambeeyey kadib markii daraaso lagu sameeyey cadadka maal / naf ee lagu waayo marxaladaha is af-garwaaga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daraaso - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD