U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dalsan

Magac Lab
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Dhul saac leh oo aan qaniin lahayn; Carrasan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Keyse Axmed Jaamac oo ka tirsan masuuliyiinta ururka DALSAN, kuwaas oo dhammaantoodba soo dhoweeyey taageerada musharraxan.

”
“

- Maamulka Dalsan waxay qaadan jireen mushahar xad dhaafa, waxayna had iyo jeer ku jireen dalxiis ay u goola baxaan goobtay doonaan.

”
“

Ismaaciil-yare oo khudbad ka jeediyey xaflad soo dhawayn ah oo loo sameeyey shalay murrashax ururka DALSAN golaha degaanka Hargeysa uga tartamaya, waxa uu shacabka gobollada bari ugu baaqay inay inay gacmaha isu qabsadaan ilaalinta nabadgelyada dalka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dalsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD