U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daadin

Magac Fal
Xaraf DSubg DA6 xar
1

.dh daadi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fariintu intaa waxay ku dartey in Yahuuda iyo mucatabeeyeyaashu ay fahmaan oo kaliya luqada ah dil iyo dhiig daadin.

”
“

Dhinaca kale, Badda dheer ee ku dhereran Somaliland, ayay fududahay tiro yaraan, tayo yaraan iyo faham la’aanta waxyeelada ay degaanka iyo nolosha u keeni karto haddii fursad loo helo, dayacnan lagu daadin karo hadhaa kiimikal ah ama mid Nuyuukleer ah.

”
“

Wuxuu yidhi: "Aqoontu haddii aanay ku gilgilin oo aanay sangaallaha (Qashinka) kaa daadin, kugu na dhalin baadi goobka nolol ka tayo badan ta aad hadda ku jirto, waa dhalanteed."

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daadin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD