U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cidhif

Magac Lab
Naxwe-fyo, m.dhFiisigis
Xaraf CSubg CI6 xar
1

ld cirif. cidhif-birlabeed m.l (fiis.) Dacallada birlabta ee u muuqda in xoogagga birlabeed ay ka unkamaan

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Gaar ahaan waxaa xiise dheeraad ah lahaa sida ay u dhacday doodda labada cidhif ee midkood maamulkii siyaasadeed ee Soomaaliya dhaliilayo, ka kale na maamulkaas gaashaanka u yahay.

”
β€œ

Ugu dambayn meel cidhif ah bay fadhiisatay.

”
β€œ

Waxaa uu kula taliyay dadkiisii, inay soo qadaan go’, dabadeedna qabiilkastaaba uu cidhif qabto oo sida ku digaaan KABCADA halka ay maanta taalo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-fyo, m.dh

Cilmiga

Fiisigis (fiis.)

Xarafka

C Β· CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cidhif - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD