U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cawdo

Fal Magu (3)
Naxwe-day, -datay
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Xoolo badan meel isugu ururid. cawdu-billaahi e.d

Tusaale Dheeraad ah3

“

Caddaaladu waxay go’aankooda sare ku sheegeen in ay tixgalinayeen cabashooyin ka soo yeedhay dhinaca dadweynaha taasi oo khilaafsan dabeecada garsoorka, oo u abuuran in mar walba dhinaca garta laga helay in uu cawdo.

”
“

. Guddiga Caddaaladu waxay go’aankooda sare ku sheegeen in ay tixgalinayeen cabashooyin ka soo yeedhay dhinaca dadweynaha taasi oo khilaafsan dabeecada garsoorka, oo u abuuran in mar walba dhinaca garta laga helay in uu cawdo.

”
“

Maaha markii ugu horraysay ee waddan reer Yurub ahi ka cawdo dhex-dhexaadiyeyaasha kooxaha u garsooraya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-day, -datay

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cawdo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD