U gudub nuxurka bogga
SABAAD

carmo

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Geed laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo dhala miro kuwa canabka u eg.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Boosaaso:Odayaasha & Mas'uuliyiinta midkamid ah Beelaha Puntland oo kulan ku qaatay degmada Carmo qodobo xasaasiyana kasoo saaray.

”
β€œ

Askartaan duulanka ku soo qaadey Bartaan Kontrool ayaa horey halkaas uga shaqeyn jirey balse laga badaley kadib markii tababar loogu direy degmada Carmo.

”
β€œ

Ciidamada ayaa ahaa kuwo dhowaan dhawaan tababar ku soo dhameystay xerada Carmo ee tababarka booliiska Soomaaliyeed oo ku taalla Gobolka Bari ee maamulka Puntland.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
carmo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD