U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cariiri1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA7 xar
La Mid Ahciriiri1Magac Lab
1

Meel dhex mariddeedu dhib tahay yaraan awgeed.

2

Meel aan waxa ku jira qaadin, yaraan awgeed.

3

Wax heliddooda adagtahay.

4

Waqti aan ku filnayn in hawl lagu qabto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ma jiraan gaadiid wadada KM4 maraya, iyadoo gaadiid yar oo shaqeynaya ay marayaan wadooyin xaafada ku dhex yaala oo aad cariiri u ah.

”
“

Amarka Maamulka ka so baxay ayaa la sheeay inay timid kadib cabashada dadweynaha iyadoo wadooyinkii muhiimka ahaa sida laamiyada iyo suuqyada cariiri darteed ay baabuurii iyo dadkiba is dhaai la'yihiin,.

”
“

Ciidamada dowlada KMG ah ee Somalia ee iskugu jira Booliska iyo kuwa Military-ga ayaa maalmihii ugu dambeeyay waxa ay ku mashquulsanaayeen sidii waddooyinka Muqdisho oo cariiri xoogan loogu bartay dadka ku dhex ganacsada looga qaadi lahaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cariiri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD