U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cabsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Wax sakhraamay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tolow goormaa cabsida Boolisku ka bi’i doontaa, ma u kordhi doonaa garaad ah inaan booliska laga cabsan?

”
“

Ugamana cabsan Fircoon ninkeedii iney rumeysay Eebbe, markaasuu isla sii weynaaday, sidee ayey xaaskiisa nolosha ay wada qeybsadaan ku rumeysay, oo isaga ay ku rumeyn weysay.

”
“

Saciid wuxuu markasta ka cabsan jiray in kuwii laayey Khubeyb ay xagga cirka kaga timaaddo ciqaab weyn, amaba lagaga soo rido xagga cirka dhagax weyn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cabsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD