U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caanoole

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dh
Xaraf CSubg CA8 xar
1

Nin caanaha ka ganacsada.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cumar Iimaan,Mucakaskarka Caanoole iyo Jabhal Islaamiyah,waxa ayna sidoo kale Canbaareeyeen Ciidamo Ethopian ah iyo kuwo Soomaali ah oo Xiligaan Dhaq-dhaqaaqyo Siyaasadeed ka wada Gudaha Gobalka Geddo.

”
“

Booc ama Geed Caanoole loona yaqaano "Booc Booc" waa geed caleemo balaaran leh oo hadii aa caleenta ka jartid caano sii deenaayo. geedahaan caanahiisa waa sun. hadii oo indhaha kaa galo indhoole aa noqon kartaa.

”
“

Ururka Xisbul Islam oo dagaal kula jira DF ayaa wuxuu ka koobnaa kooxo yaryar oo kala ahaa: Caanoole, Raaskanbooni, Jabhal Islaamiya iyo ARS-Asmara, iyadoo kooxda Raaskanbooni ay noqonayso kooxdii ugu horeysay oo ka baxda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caanoole - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD