U gudub nuxurka bogga
SABAAD

burburin

Magac Fal
Xaraf BSubg BU8 xar
1

.dh bururi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fu'ad C/llaahi oo ka tirsan maamulka Kismaayo ayaa u sheegay wariyeyaasha in howgalkan uu ahaa mid qayb ka ah burburin ay ku hayaan qubuuraha ka dhisan deegaano badan oo ka tirsan gobolkaas.

”
“

Waxa kale oo an rumasanahay in wixii shacbigeenu kusoo dhintay nin qudha ahi aanu burburin Karin.

”
“

Geedi oo canaan u jeediyay Xuseen Caydiid Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda KMG Cali Maxamed Geeddi weerar afka ah ku qaaday wasiirka arrimaha gudaha Xuseen Caydiid oo sheegay in mustaqbalka dhaw la burburin doono xadka ay wadaagan Somalia iyo Ethiopia.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

2

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
burburin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD