U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barqin1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA6 xar
La Mid AhbarqoMagac Dheddig
1

Waqtiga u dhaxeeya subaxda iyo harka.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Goor barqin subax ah ayaa wuxuu Cabdullaahi ku soo kallahay masjidkii Xaramka ilaa uu ka yimaado goobta maqaamkii Nebi Ibraahim (cs), markaas iyada ahna ay gaaladii qureyshna ay fadhiyaan Kacbada hareeraheeda.

”
“

Goor subax barqin ah ayaa waxaa xaggeyga soo aaday wiilkii shaqaalahayga ahaa, isagoo igu leh: "wixii aad damacsanayd inaad sameyso haddii ay magaaladaada soo galaan fardihii iyo ciidankii Muxammad hadda sameeyey".

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barqin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD