U gudub nuxurka bogga
SABAAD

barbardhac1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA10 xar
1

1.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cayartan oo ahayd midii ugu goolasha badanayd inta uu tartankani socdey, waxaana labada kooxood ay ku kala baxeen barbardhac 3-3.

”
“

Ciyaartaas oo ahayd mid aad u adkayd, waxay 90-kii daqiiqadood ee ciyaartu ku dhammaaday barbardhac aan wax goolal ah laysku dhallin.

”
“

Monaco ayaa kaalinta ugu sareysa ku fadhiisatay tartanka kooxaha Faransiiska sabtidii, kadib markii ay 3-1 kaga guulaysatay kooxda Lille, halka Kooxda Marseille barbardhac aan wax goolal ah laysku dhalin kula gashay kooxda Strasbourg.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
barbardhac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD