U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baraare

Magac Lab
Xaraf BSubg BA7 xar
1

Nolol barwaaqo, caafimaad iyo nabadgalyo leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bulshadu waa ay ugu mahadniqi doontaa haddii ay sidaa yeelaan, waayuhu waa ay xusi doontaa, haddiise ay ku indha-adaygaan, burbur mooyee, baraare ha ka sugin.

”
“

Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta caalamka ayaa iyaguna dadka u diray hambalyo ku aaddan maalinta ciidul-fidriga, iyagoo u rajeeyay dalalka Islaamka inay ku gaaraan ciiddan ciiddeeda nabad,Horumar iyo baraare.

”
“

Madaxda DF, oo qalabka warbaahinta kala hadlay shacabka, ayaa iyaguna waxay u direen hambalyo, waxayna ka dalbadeen inay nabada ka shaqeeyaan, iyagoo u rajeeyay in sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan nabad iyo baraare.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baraare - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD