U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bannaanayn

Magac Fal
Xaraf BSubg BA10 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madax-tinnimadu inta badan kama jawaabto wax kasta oo iyada wax ka sheegaya, haddii ay ka jawaabtona waxay kaga jawaabtaa hab iyo hannaan aan madax bannaanayn iyo weliba hubsiino si deggan loo yidhaahdo.

”
“

Kaas oo uu ku eedeeyay madaxda is-maamulka, oo uu sheegay in aanay u madax-bannaanayn talada gobolka, cid kalena ay u daba fadhiyaan.

”
“

Maxamed Axmed Cali, oo sharaxay sida ay u soo dhoweynayaan dedaalka noocan ah ee lagula dagaalamayo gudniinka haweenka oo ay qireen waxyeelada caafimaad ee uu ku hayo bulshada, gaar ahaan haweenka iyo sida aanu diinta islaamka ugu bannaanayn dhaqankaasi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bannaanayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD