U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bandhig1

Magac Lab
Xaraf BSubg BA7 xar
1

Keenidda meel fagaare ah wax-soo-saar warshadeed, beereed, faneed iwm si loo daawado. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

" Aad ayaan u faraxsanahay, waa muhiim inaan badino oo aan xajisano booskeena Siddeeda kooxood ee ugu danbeysa waxay ahayd bandhig kooxeed heer sare ah."

”
“

Dadweynihii ka soo qay bgalay munaasabaddan isugu jirtay buug faafinta iyo bandhig suugaaneedka ee lagu qabtay London bishan November 9 keedii 2008.

”
“

Marka in aan idhaahdo joogga oo ha aadina ayaan doonayaa” ayay Maryan Mursal, waxay sheegtay in bandhig faneedkaas oo ay kala shaqayn doonaan fanaaniinta ay halkan ugu timi ay soo saari doonto inta ay Hargeysa joogto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bandhig - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD