U gudub nuxurka bogga
SABAAD

meereysan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf MSubg ME9 xar
1

Ku m.: wax, wax kale dusha kaga wareegsanyihiin ahaansho.

2

Wax rarkiisa saani ku dadantahay ahaansho (awr raran).

Tusaale Dheeraad ah1

“

Waxey ila tahay in firkirka baadiyow laga hadlo oo aan lagu meereysan waxyaabo kale.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

M · ME

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
meereysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD