U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ayaanle

Magac Lab
Xaraf ASubg AY7 xar
1

Nin nasiib wacan leh. ayaanli'i m.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wariyeyaasha ilaa iyo hadda la xusay ee ka howlgalaya waxaa ka mid ah Xasan Bariise, Sahal oo Reuters ka tirsanaan jiray, Ayaanle Xuseen Cabdi oo ka tirsanaan jiray BBC-da iyo wariyeyaal kale.

”
“

Kaalinta saddexaadna waxa galay Ayaanle Muuse Liibaan kana socday Hargeysa kuwaasoo uu sacab xooglihi u dhacay markii ay soo galeen garoonka aadna loo soo dhaweeyay.

”
“

Durbaba waxaa cambaareeyay xariga Wariye Ayaanle ururka suxufiyiinta gobolka Hiiraan iyo qaar ka mid ah ururada u dooda xaquuqda aadanaha ee ka howlgalo gobolkan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AY

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ayaanle - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD