U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ashqaraar1

Magac Lab
Xaraf ASubg AS9 xar
1

Yaab weyn; amakaag. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ashqaraar iyo yaab ayaa Ilhaan ka soo hadhay.

”
“

Boqollaal sano hadalkooda iska daa, ee kuwii 50 sano jiitey haddii lasoo toosiyo ayaa la hubaa inay ashqaraar iyo af-kala-qabad kasoo harayo.

”
“

Soo dhoweynta iyo marti-qaadka wacan ee ay la kulmeen ka sokow waxaa la yaab iyo ashqaraar laga qaaday quruxda iyo sida magaalada Muqdisho xilligaas ay u billayd.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ashqaraar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD