U gudub nuxurka bogga
SABAAD

afti

Magac Dheddig
Naxwe-iyo, m.l
Xaraf ASubg AF4 xar
1

Arrin ama qaynuun, in la oggolaado ama la diiddo darteed, ay dowladi shacbigeeda u bandhigto.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

In kastoo la qorsheeyay in afti dadwayne dhacdo sanaddii 2004 nasiib darro ma dhicin sababo la xiriira siyaasaddii Soomaaliya oo subaxba waji cuxub yeelanaysay.

”
β€œ

Brown waxaa uu sheegey in la soo saari doono sharci wadada u xaadha in dalka afti laga qaado sanadka soo socda.

”
β€œ

)Ma doonaysaan In hogaamiyaha soo socda ee Puntland afti dadweyne lagu doorto? 2)Ma ogoshahey in dadka inta badan fikirkooda la raaco?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-iyo, m.l

Xarafka

A Β· AF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
afti - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD