U gudub nuxurka bogga
SABAAD

afarrey

Magac Lab
Naxwe-yo, m.l
Xaraf ASubg AF7 xar
1

Tix maanso ah oo dhowr beyd ka kooban.

2

Afar hog oo labada iska soo horjeedda ay yaallaan dhagxaan isku nooc ah, hog shanaad oo maran ama saalo taalna u dhexeeya (shax).

Tusaale Dheeraad ah2

“

Shaqayn mayso, weligeedna shaqayn mayso, aragtida Abwaan Gaarriye ee odhanaysa miisaanka aan ku baree maansayahan noqo. 32 sannadood ayaa laga joogaa maalintii xeerka miisaanka la ogaaday, welina lama hayo qof ay taasi ka caawisay in uu afarrey curiyo.

”
“

Sida la rumeysan yahay, tixdiisii ugu horreysay, waxay ahayd afarrey uu u tiriyay gabadh qotiyad ahayd, oo uu qabay Ina-adeerkii Maxamed Dugsiiye oo markaa Adari deggenaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yo, m.l

Xarafka

A · AF

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
afarrey - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD