U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aarsi

Magac Lab
Xaraf ASubg AA5 xar
La Mid AhaarsashoMagac Fal
1

.dh aarso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Tuulooyin badan oo ka tirsan halka colaadaani ka qaraxday ayaa la sheegay in Labada maleeshiyo si kala aarsi ah ay dab u qabadsiiyeen iyadoo qoysaskii deganaa ay isaga barakaceen.

”
“

Wuxu xasuustaa riwaaydii Ibraahin Gadhle (AHN) ee “Ragow aarsi haween u adkaysta markiinna.”

”
“

Hase yeeshee waxay u muuqataa inay falalkii dilalka ahaa halkoodii ka sii socdaan iyadoo ay ugu dambaysay kuwii doraad dhacay, isla markaana ay dadka reer Sool wer wer ka qabaan dilal kale oo aarsi ah oo dhaca.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aarsi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD