U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aargoosasho

Magac Fal
Xaraf ASubg AA11 xar
1

.dh aargooso.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Haddaba taliskii Siyaad Barre markuu u babac dhigi kari waayey dirirtii SNM wuxuu guluf aargoosasho ah galaa baxshay shacbigii masaakiinta ahaa ee aan waxba galabsan ee deganaa gobolada Waqooyi.

”
“

In si cad loogu baaqo inaan lagula dhaqmin aargoosasho la xidhiidha hawlahooda ha ahaato iyadoo la adeegsanayo awooda ciidamada amaanka iyo xeerarka ka soo horjeeda xuquuqda aadamaha.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aargoosasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD