U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xukuman

Fal Magu (4)
Naxwe-mnaa, -mnayd
Xaraf XSubg XU7 xar
1

Wax xukun ku dhacay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xabsigan oo loogu talo galay 150 maxbuus, waxa xilligan ku xidhan 200 maxbuus oo 140 ka mid ahi ay xukuman yihiin, halka 60-ka kalena ay yihiin rumaan.

”
“

“Shirkaas waxa Somaliland ahaan noogu casuuntay dawladda Seychelles, waxana ujeeddadiisu ahayd sidii la isu dhaafsan lahaa maxaabiista xukuman ee jeelasha ku jira, haddii maxaabiistu jeclaadaan inay u dhowaadaan qaraabadooda.

”
“

A- Qofkii si badheedh ah xabbad ugu rida ee aanay ku dhicin, waxna yeelin waxa uu ku xukuman yahay oo laga qaadayaa 2000,000 Sh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-mnaa, -mnayd

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xukuman - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD