U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xujo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf XSubg XU4 xar
1

Weyddiin adag oo aan sahal looga jawaabi karin.

2

Dembi; Eed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiinse hadalkiisa waxa uu ku ladhay ama wuxuu ii keeni xujo cad, haddii wax cad oo lagu qanco lagu tusiyo ha canaatamin ee ka aqbal. waxaan halkaa ka faa,idaynaa in aad go,aan ka qaadato marka ay arrini ku soo wajahdo adigoo Ilaahayna talo saaranaya.

”
“

Bal xujo ha idin ku noqotee Gen.

”
“

Cadow ayaa sheegey in uusan rabin in dowlada Bur-burto isla markaana aan sheegey in xujo laga dhigin joogitaanka ciidamada Ethiopia.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xujo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD