U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xoghayn

Magac Dheddig
Naxwe-no, m.l
Xaraf XSubg XO7 xar
1

Xafiiska xoghayaha.

2

Wax xogtooda runta ah, hayn, ka warqabid; xog'ogaalnimo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mid xoghayn u ahayd cidna kalama xishoon jirin.

”
“

Xubnahan oo gaaraya 15-xubnood ayaa waxay kulankoodii maanta ku doorteen gudoomiye, ku xigeen iyo xoghayn, iyadoo markuu shirka soo xirmay uu saxaafada la halay xoghayaha gudigan Xil.

”
“

Wargeysku waxaa kale oo uu soo xigtey haweyney la yiraahdo Pat Mc Evoy oo xoghayn ka ah dugsiga sare ee Kolombus, oo tiri, wax yar baan ka aqaaney Islaamka siminaarkan ka hor.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-no, m.l

Xarafka

X · XO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xoghayn - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD