U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xiis1

Magac Lab
Naxweguubali
Xaraf XSubg XI4 xar
1

Xiisad.

2

Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Weriye C/Salaan Sheekh Xasan (Xiis) oo maanta Muqdisho lagu dilay.

”
“

“Maantana Shirkada Dahabshiil waxa ay hirgelinaysaa dhismaha hoolka koobaad ee xarunta daryeelka carRuurta derbi-jiifka ah, oo ay ku baxayso lacag dhan $17000 oo doolar,” ayuu yidhi Xasan Xiis.

”
“

Waxa kale oo ay socdaalo dal-xiis ku tageen magaalooyinka Gebilay, Berbera iyo Darar-weyne oo ku taal waqooyiga Hargeysa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

guubali

Xarafka

X · XI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xiis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD