U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xanto

Magac Dheddig
Xaraf XSubg XA5 xar
1

Xayaabo kor ka soo marta subag la shiilayo.

2

Gufarka hoos fariista subag la shiilay.

3

Ciyaar carruureed hadba kan wax taabtaa cararayo oo ay rayn tahay haddii uu galo yoolka isagoo aan la taaban.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Website-lagu magacaabo Politico.com oo lagu xanto inuu taageero madaxweyne Obama ayaa ku tilmaamay ficilka Obama inuu muujinayo kalgacal qalbi iyo ixtiraam weyn oo uu si gaar ugu hayo Boqorka dhulka barakeysan boqort cabdala.

”
“

Wadankaas oo lagu xanto in ay yihiin furuukh ka hadhay faraacidii hore, kaas oo siyaasad ahaan Afrikana ka tegay, Yurubna ka yaraaday, carabna ka caalwaayay, kaas oo ka mid ah Haadda Soomaalida cunta.

”
“

Jamhuuriya: Xisbigii idinka horreeyey ee UDUB iyo xukuumaddiisii way isku milnaayeen, KULMIYE ahaan inkastoo la idinku xanto inaad weli tihiin mucaarad, haddana diyaar ma u tihiin wixii khalad ah ee xukuumaddu gasho aad ka qabataan oo toosisaan?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xanto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD