U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xamdi1

Magac Lab
Xaraf XSubg XA5 xar
1

Mahad; shugri; xamdinnaq.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Golis oo Xarun Cusub ka Furtay Laaska Xafladan oo lagu Daahfurayey Furitaanka Shirkadda GOLIS xarunteedda Laascaanood ayaa waxa lagu qabtay Hotel Xamdi maalinimdii Arbacadii 12ka November 2008.

”
“

Raxmada ilaahey ayaa waxa si wayn u soo dhoweeyay shacabka abaarhu sida ba'an u hayeen kuwaas oo ilaahey u xamdi naqey.

”
“

Xaasle ayuu ahaa ifkana uga tagey wiil iyo gabar mataano ah lana kala dhaho Xasan iyo Xamdi.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xamdi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD