U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xaji1

Fal Magu (1)
Naxwe-iyay, -iday; -iyi
Xaraf XSubg XA4 xar
1

Xaj gudasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmed Xaji Nuur, Xoghayaha Beeraha ee Xisbiga Md.

”
“

Musharax Farjac gaar ahaan aad uga murugooday geerida naxdinta leh ee Xaji Xiddig Xaji Farax ku timid wuxuuna Alle uga baryayaa in Ilaahay qabrigiisa u waasiciyo, albaabka iyo dariishada jannadana uga furo qabrigiisa, Ilaahayna jannadiisa ku daadihiyo.

”
“

Dhinaca kale Guddoomiyaha Ururka Bisha Cas ee Gobolka Awdal Xaji Nuur Muxumed Madar ayaa shalay Boorama ka furay xaflad lagu dhiirrigelinayo naasnuujinta oo loo qabtay haweenka ilmahooda naaska nuujiya ee ku nool Boorama iyo daafaheeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-iyay, -iday; -iyi

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xaji - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD