U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xagaa1

Magac Lab
Naxwe-aayo, m.dh
Xaraf XSubg XA5 xar
1

Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo dayrta; xilliga xagaayadu da'do.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wasiirku waxa uu sheegay in talaalka la bilaabi doono bisha 13-keeda laga bilaabayo marka u horaysa magaalada Berbera, iyadaoo uu sababtana ku tilmaamay xiliga xagaaga awgeed, taas oo ay qoysasku inta ka badan ka xagaa baxaan kulaylka xagaaga.

”
“

Jawaab: "Markii horeba sidaas baanu ku talo galnay, laakiin markii Madaxweynuhu tegay xagaa Sool ee la soo eryaday, ayaanu is nidhi nimanka Madaxweynihii soo eryaday baa sanduuqyo daynaya."

”
“

Dhegaystayaashayada dhafoorada god-godannaw, waxaynu soo gaadhnay cagidii aan warka idinku asqaysiin jiray, waxaana maanta la xagaa-bixi doona weriye Mr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-aayo, m.dh

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xagaa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD