U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wadiiqo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf WSubg WA7 xar
1

Jid yar, dhuuban oo gaaban. wadki-arag m.l Cantalyaa, coomaadi.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dowlada Kenya oo Beesha Caalamka ka dalbatay in deg deg wax looga qabto Xaalada Soomaaliya 18 Aug 2010- Dowladda Kenya ayaa ka dalbaday beesha calaamka in la helo wadiiqo wax looga qabto dhibaatada ka aloosan dalka Soomaaliya,..

”
β€œ

Dowlada Kenya oo Beesha Caalamka ka dalbatay in deg deg wax looga qabto Xaalada Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa ka dalbaday beesha calaamka in la helo wadiiqo wax looga qabto dhibaatada ka aloosan dalka Soomaaliya,..

”
β€œ

Haddii la qaado dariiq kale oo sax ah, sabar badan loo yeesho, deg-degta, xamaaska iyo xoog adeegsiga meesha laga saaro, waxaa laga yaabaa in la helo wadiiqo suuragal ka dhigta hiraalkaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

W Β· WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wadiiqo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD