U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waax

Magac Dheddig
Naxwe-xyo, m.dh
Xaraf WSubg WA4 xar1 Tusaale
1

Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybiyey meeshood; rubuc, rubi. .

2

Qaybaha waaweyn ee kala duwan ee hay'ad maamul u qaybsantahay middood.

Tusaalooyin

β€œ

Hasha la qaley waax iga sii

”

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Jaaliyada Mudulood UK oo maalmaha soo socda ku dhawaaqi doonta maamul goboleedka Waax iyo Waadi.

”
β€œ

Email ugu dir saaxiibkaa warkaan Londan: Beesha Mudullood oo maalmaha soo socda ku dhawaaqi doonto maamul goboleedka Waax iyo Waadi.

”
β€œ

Laakiin waxaad ogaataan marka waax ay dheelido keligeed ma dheeliyayo ee waxaad ogaataan in aynu kuligeen dheeliyeyno oo waynu wada dumaynaa markaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-xyo, m.dh

Xarafka

W Β· WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD