U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waajihin

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA8 xar
La Mid AhwejihinMagac Fal
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ciyaartan weerar Juventus qaybtii dambe ee ciyaarta weerar badan kumay soo waajihin difaaca kooxda Lazio, kooxda Juventus waxay guuldaradii ka raacday ciyaartan ay u ahayd tii labaad ee toddobaad gudaheed.

”
“

Dhinaca Mucaaridka oo aan xubno ugu mitidsanaa wax ka weydiiyay xaaladda dalka Somaliland, kadib geeridii Madaxweyne Cigaal, waxay dhammaantooda ka sinnaayeen oo ay sheegeen in ay nasiib-wanaag tahay haddii aanay dalka iyo dadkaba soo waajihin qalalaase.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waajihin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD