U gudub nuxurka bogga
SABAAD

unuun

Magac Lab
Xaraf USubg UN5 xar
1

Madax; kur.

2

Geed faalala oo qaraha u eg oo bixiya miro dacarta ka sii kharaar oo laysku dhaweeyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Unuun waxaa ku yaala guryo taariikhi ah oo fac iyo gu' wayn laguna qiyaaso inay dhisanyihin in ka badan 450-sano.

”
“

Tiraddaas oo hadda ah shacabka sida rasmiga u degan degmada Unuun lagana yaabo in ay kororto madama hadda laga joogo sanad xilliga la sameeyay tirakoobkas.

”
“

Sanadkii 1998-dii tiro koob la sameeyay ayaa shegay in tiradda deggan Unuun u noqday 5250-oo qof.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

U · UN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
unuun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD